WARARKA MAANTA

DHAGEYSO: Galmudug oo Shacabka ka Taageereysa la Dagaalka Ahlusunada Tagtay Xeraale

Xiisad Colaadeed ayaa laga soo sheegayaa Deegaanka Xeraale Ee Gobolka Gal gaduud taasi oo ka dhalatay markii Ciidan badan oo Ahlusuna katirsan ay gaareen Halkaasi.

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

Qarax Ismiidaamin Ah Oo Dalka Nigeria Ka Dhacay iyo Shacab Ku Dhamaaday…

Qarax Ismiidaamin loo adeegsaday ayaa waxa lasoo sheegayaa inuu ka dhacay Magaalada Maidaguri Ee Waddanka Nigeria Khasaaro badana ka dhashay. Inta la og yahay 17

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

Daawo Sawirada: Shirka Golaha Wasiirada DFS Ee Ka Furmay Maanta Kismaayo
- Jul 13, 2017
Waxaa maanta Barqadii ka furmay Magaalada Kismaayo Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo markii ugu horeysay lagu qabanayo Meel ka baxsan Muqdisho 12 Sano Kadib. Wasiirada Soomaaliya ayaa Kaamirada kasoo muuqday iyagoo ...
DAAWO:-Dowlada Soomaaliya oo ku dhegan markabkii jaray fiilada Inernetka badda ee Fiber Optic
- Jul 12, 2017
Dowlada Soomaaliya ayaa qabatay markabkii jaray fiilada Inernetka badda ee Fiber Optic kaasoo sababay in magaalada Muqdisho iyo bartamaha iyo Koonfurta Somalia ay noqdaan internet la’aan muddo labo todobaad ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo daah furay Kalfadhiga 2aad Ee Aqalka Sare Dalka
- Jul 12, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa daah furay Shirka Golaha aqalka Sare Ee Dalka. Kulan ayey ku leeyihiin Xildhibaanada Aqalka Sare Dalka Magaalada Muqdisho waxaana uu yahay Kalfadhigooda Labaad ...
R/wasaare Kuxigeenka & Tiro Wasiiro Ah oo Kismaayo Gaaray & R.W Kheyre oo Baaqday
- Jul 12, 2017
Warar lagu kalsoon yahay oo aan helayno waxey sheegayaan in Golaha Wasiirada Soomaaliya Qaarkood ay gaareen maanta barqadii Magaalada Kismaayo. Amniga Kismaayo ayaa aad loo adkeeyey halkaasi oo khamiista berri uu ...
Dhacdo Layaab Leh: 3 Haween Ah oo Kufsaday Nin Macalin Ah
- Jul 12, 2017
Nin Macalin Ah oo Wax ka dhiga Dalka Zimbabwe ayaa Cusbitaalka loola Cararay Kadib markii Haweeneey Burcad ah ay afduubteen kadibna si fool xun ula Dhaqmeen. 39 Jirkaan ayaa jirkiisa waxaa ...
Kala Carar ka jira Qeybo ka mid ah Caasimada Dalka Mexico & Faah faahin La Helay
- Jul 12, 2017
Dadka deggan Caasimada Waddanka Mexico Ee Mexico City ayaa waxay ku jiiftaan Cabsi iyo Walbahaar kuwaasi oo kabaqanaya Folkaano qarax sameysa. Waddankaasi buuraha badan ayaa la sheegay in dadka qaarkood ay ...
Ciidamadda Amisom oo Caawa lagu qarxiyay Muqdisho & Xog laga helayo Khasaaraha
- Jul 11, 2017
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Bam lagu weeraray ciidamo ka tirsan AMISOM. Qaraxan oo aha nooca dhulka lagu aaso ayaa caawa qabsaday mid ka mida gaadiid kolonyo ...
Daawo Video: Axmed Madoobe oo ka Warbixiyey Shirkii Muqdisho, Dhismaha Ciidanka, AMISOM iyo War uu beeniyey
- Jul 11, 2017
Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo mudooyinkii u danbeeyay ku maqnaa magaalada Muqdisho halkaa oo uga qeybgalay shirkii golaha amniga Qaranka ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka ...

« Previous PageNext Page »

WAR

XOG: Mooshinkii ka dhanka ahaa RW Kheyre oo isku badalay isku-shaandheynta Gollaha Wasiirada….
- Jul 15, 2017
Qaar ka tirsan Xildhibaanada dowladda Soomaaliya ayaa waday ololo ay isugu diyaarinayeen mooshin laga ...
AKHRI: Shan Qodob oo ay qasab tahay Inaad ka ogaato Mustaqbalka AlShabaab Kadib Geeridii Cali Dheere
- Jul 15, 2017
Warar Saacadihii lasoo dhaafay soo baxay ayaa sheegayay in la dilay Afhayeenkii Kooxda AlShabaab ...
DAAWO VIDEO:- DFS oo Ukala Eexatay Maamul Goboleedyada P/Land oo Faa’iday, Banadir iyo H/Shabeelle oo Dhulka lagu Jiiday iyo khilaaf cusub.
- Jul 15, 2017
Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2017 ayaa hor taalla Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas ...
Daadad Ku Rogmaday Magaalooyin Dhowr Ah & Dhul Go’ Ka Dhacay//83 Qof oo Dhintay
- Jul 15, 2017
Fatahaad Baahsan ayaa lasoo sheegayaa in kudhawaad 100 Qof ay ku geeriyoodeen Waddanka Hindiya ...
Turkey oo ku dhawaaqay Xiliga la furayo Saldhigga Militeri ee Muqdisho & Xog Cusub oo…
- Jul 15, 2017
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay dhismaha saldhiga milateri ee magaalada Muqdisho ...
Dhageyso:-MD Farmaajo” Waxaan Heshiis La Galnay Shirkad Caalami Ah oo faqriga somaliya kasaareyso
- Jul 14, 2017
Maxamed Cabdullaahi farmaajo madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Sooamaliya ay heshiis ...
Dhageyso:-“Maamulka Baraawe”Waxaan Dilnay 14 Shabaab Ah Waxana Xabsiga Ka Sii Deynay 50 Qof Oo U Xirnaa
- Jul 14, 2017
Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay weerar dhinaca ...
DHAGEYSO:-Alshabaab oo Lacago Baad ku soo rogay Ganacsatada Magaalada Muqdisho
- Jul 14, 2017
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay helayaan telefoonno uga imanaya ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Dhaleeceen Dusha Oga Riday Shirkadaha Dalka Keena Internet-ka
- Jul 13, 2017
Wasiirka Boostada  Isgaarsiinta  dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay caqabada keentay in mudada dhowrka Maalina ...
DAAWO VIDEO:- Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Oo Kahor yimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo 
- Jul 13, 2017
MadaxwayneKuxigeenka Khaatumo Oo Kahoryimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA https://youtu.be/qz5KZdt9XCM