Ciyaaraha Maanta

Hordhac: Real Sociedad vs Barcelona”Habeen Barcelona Uga Dhigan Final

Barcelona ayaa caawa booqaneysa garoonka ka habaaran tahay ee Anoeta madama aysan kusoo adkaan muddo 9-sanadood ah, qof walba oo ka tirsan kooxda Catalan ayaana

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha Maanta

DEG DEG:-Cayaaryahan Maxamed Abuu Tariika oo lagu daray liiska Argagixisada

Ciyaaryahankii hore ee Xulka Qaranka Masar iyo Kooxda Al Ahli ayaa Dowladda Masar,waxaa ay ku dartay liiska argagixisada kaddib markii ay ku eedeysay in uu

Continue Reading »

Ciyaaraha Maanta Archives

Hordhac: Real Madrid vs Celta Vigo”Real Medrid Oo Caaw Markale Wajihi Karta Xanuun Kale
- Jan 18, 2017
Real Madrid ayaa diyaar u ah iney kasoo kabato xanuunkii Sevilla iyadoo meel hoose kasoo bilaabi doonta rikoorkii ay ilaashaneysay, walow ay tahay kooxda tirada ugu badan aan laga badin ...
Horyaalka La Liga-ha Oo Xiiso Gaar ah Yeeshay Bal Eeg Afartan Koox
- Jan 17, 2017
Horyaalka Spain ee La Ligaha ayuu wali hal kulan ka hadhsan yahay in la gaadho kala badhkii xili ciyaareedka 2016/17, waxaana wali hadhsan 20 kulan oo ay tahay in kooxaha ...
KARTUUN:-Guardiola Oo Gacan Waydiisana Jokarka Barcelona Messi
- Jan 16, 2017
Pep Guardiola xaalada ayaa ku xun waliba aad iyo aad. Spaniard-ka waxa ay kooxdiisa u soo dhacday kaalinta shanaad ee Premier League kaddib markii ay Everton ku xasuuqday Goodison Park. Malaha, Pep ...
Real Medrid Oo Xalay Cagaha Dhulka Loodhigay Guuldarana Labaday
- Jan 16, 2017
Real Madrid ayaa waxaa soo gaaray guul daradii ugu horreysay tan iyo 6-da bishii Abriil kolkaa ay guul darro 2-0 kala kulmeen Wolfsburg. Naadiga Sevilla ayaa xalay soo afjartay rikoodhka guul ...
HOR DHAC: Manchester United Vs. Liverpool
- Jan 15, 2017
Kulankan ugu adage e Premier League-ga waxa uu ka dhici doonaa Old Trafford waxa uuna u dhexeeyaa Manchester United iyo Liverpool. Labadan dhinac oo lagu qiimeeyo kuwa isugu neceb Premier League-ga ...
HOR DHAC: Leicester Vs. Chelsea”Diego Costa Oo Gadoodsan
- Jan 14, 2017
Chelsea oo uu ka jabay rikoorkii guulaha 13ka xiriirka ah ayaa booqan doonta King Power. Leicester City oo hanatay horyaalkii hore iyo Chelsea oo hada u sharraxan ayaa fooda isku dari ...
Hordhac: Barcelona v Las Palmas”Wax Ka ogow Kulanka Maanta
- Jan 14, 2017
Kooxda Barcelona ayaa fursad u heysata maanta inay dib ugu soo laabato kaalinta labaad ee horyaalka La Liga, madaama ay kooxda haatan booskaas ku jirto ee Sevilla ay berri oo ...
Mustaqbalka Pepe Ee Real Madrid Oo Dhinac U Dhacay
- Jan 13, 2017
Waxaa muddooyinkaan shaki badan uu ku hareysannaa mustaqbalka daafaca Real Madrid ee Pepe Hishiiska haatan ee Pepe ee Real ayaa dhamaanaya dhamaadka xilli ciyaareedkaan ,waxaana aad loola xariirinayay horyaalada Ingiriiska iyo ...

« Previous PageNext Page »

WAR

XOG: Mooshinkii ka dhanka ahaa RW Kheyre oo isku badalay isku-shaandheynta Gollaha Wasiirada….
- Jul 15, 2017
Qaar ka tirsan Xildhibaanada dowladda Soomaaliya ayaa waday ololo ay isugu diyaarinayeen mooshin laga ...
AKHRI: Shan Qodob oo ay qasab tahay Inaad ka ogaato Mustaqbalka AlShabaab Kadib Geeridii Cali Dheere
- Jul 15, 2017
Warar Saacadihii lasoo dhaafay soo baxay ayaa sheegayay in la dilay Afhayeenkii Kooxda AlShabaab ...
DAAWO VIDEO:- DFS oo Ukala Eexatay Maamul Goboleedyada P/Land oo Faa’iday, Banadir iyo H/Shabeelle oo Dhulka lagu Jiiday iyo khilaaf cusub.
- Jul 15, 2017
Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2017 ayaa hor taalla Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas ...
Daadad Ku Rogmaday Magaalooyin Dhowr Ah & Dhul Go’ Ka Dhacay//83 Qof oo Dhintay
- Jul 15, 2017
Fatahaad Baahsan ayaa lasoo sheegayaa in kudhawaad 100 Qof ay ku geeriyoodeen Waddanka Hindiya ...
Turkey oo ku dhawaaqay Xiliga la furayo Saldhigga Militeri ee Muqdisho & Xog Cusub oo…
- Jul 15, 2017
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay dhismaha saldhiga milateri ee magaalada Muqdisho ...
Dhageyso:-MD Farmaajo” Waxaan Heshiis La Galnay Shirkad Caalami Ah oo faqriga somaliya kasaareyso
- Jul 14, 2017
Maxamed Cabdullaahi farmaajo madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Sooamaliya ay heshiis ...
Dhageyso:-“Maamulka Baraawe”Waxaan Dilnay 14 Shabaab Ah Waxana Xabsiga Ka Sii Deynay 50 Qof Oo U Xirnaa
- Jul 14, 2017
Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay weerar dhinaca ...
DHAGEYSO:-Alshabaab oo Lacago Baad ku soo rogay Ganacsatada Magaalada Muqdisho
- Jul 14, 2017
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay helayaan telefoonno uga imanaya ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Dhaleeceen Dusha Oga Riday Shirkadaha Dalka Keena Internet-ka
- Jul 13, 2017
Wasiirka Boostada  Isgaarsiinta  dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay caqabada keentay in mudada dhowrka Maalina ...
DAAWO VIDEO:- Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Oo Kahor yimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo 
- Jul 13, 2017
MadaxwayneKuxigeenka Khaatumo Oo Kahoryimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA https://youtu.be/qz5KZdt9XCM