Ciyaaraha Maanta

DEG DEG: Qarax Xoogan oo lala beegsaday Bas ay la socdeen Kooxda BVB ee Jarmalka & Ciyaartii Champions League-ka oo..

Kooxda Borussia Dortmund ayay dhibaato wayni ku dhacday saacad waqti ka yar ka hor waqtigii loo qorsheeyay in ay bilaabanto ciyaarta ay la yeelanaysay kooxda

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha Maanta

Kooxda Watford oo guuldaro xanuun badan dhabarka usaarisay Arsenal.

Kooxda Arsenal ayaa guuldaro lama filaan ah kala kulantay naadiga Watford kadib kulan adag oo kusoo dhamaaday 2-1. Watford ayaa sedex daqiiqo ay ku qaadatay

Continue Reading »

Ciyaaraha Maanta Archives

Arsene Wenger Oo Ganaax Culus Garka Loogaliyay”Muxuu Sameeyay
- Jan 28, 2017
Xiriirka kubadda cagta ingiriiska ee FA ayaa ganaaxay tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ilaa 4-kulan. Arsene Wenger ayaa gacanta isaga riixay garsooraha 4-aad ee kulankii kooxdiisu ay 2-1 uga adkaatay ...
Barcelona Oo iska Xaadirisay afar dhamadka Copa Del Rey”Sawirro
- Jan 27, 2017
Barcelona ayaa iska xaadirsay afar dhamadka Copa Del Rey kadib markii ay Camp Nou ku xasuuqday kooxda Real Sociedad oo qaab ciyaareed layaableh qaybtii danbe ee kulankan Barcelona cadaadis wayn ...
Kooxda Borussia Dortmund Oo Madaxwayne Donald Trumo Ka yaabsatay Markii..
- Jan 26, 2017
Kooxda ka ciyaarta horyaalka Bundesliga ee Borussia Dortmund ayaa fariin xoogan u dirtay madaxweynaha cusub ee dalka mareykanka Donald Trump kaasoo amray in la dhiso darbi weyn oo u dhexeeya ...
Barcelona Oo Cabsi Wayni ay Hayso”Ogow Sababta
- Jan 23, 2017
Sergio Busquets ayaa garoonka looga saaray Bareelo kaddib sideed daqiiqo oo qura ay socotay ciyaartii ay xalay afarta gool uga adkaadeen naadiga Eibar. Xiddiga qadka dhexe ee reer Spain ayaa waxaa ...
Arsene Wenger”Waxaan Markan Haysta Hubka Wax Gumaada
- Jan 22, 2017
Tababare Arsene Wenger ayaa aaminsan inuu iminka heysto hubkii ugu waynaa tan iyo kooxdii Arsenal ee ku guuleystay Premier League iyadoon laga adkaan 2004-tii. Gunners ayaa durba dhalisay xagaagan 48-gool waana ...
Marco Verratti Oo Xalay Sameeyay Arin Layaable”Sawirro
- Jan 22, 2017
Daqiiqadii 30-aad ee ciyaarta ayey aheyd markii uu ficilkaan sameeyay iyadoo PSG ay marti u tahay kooxda nantes, wiilkaan reer talyaani ayaana diilinta horteeda ku sameeyay wax lama filaan ah, ...
Hordhac: Real Madrid vs Malaga”Madrid oo Markale Awoodeeda Tijaabin doonta
- Jan 21, 2017
Real Madrid ayaa ku qasban iney ka hoos baxdo cadaadiska saaran madama ay laba guuldaro oo xiriri ah la kulantay, Zidane ayaana doonaya inuu isbadal weyn sameeyo si kooxdiisa isbadal ...
Waqtiga Ay Real Madrid Iska Iibin Doonto Cristiano Ronaldo Oo La Ogaaday
- Jan 20, 2017
Inkastoo aysan jirin xaqiiqo rasmi ah hadana jariiradda Spain laga leeyahay ee DOn Balon ayaa shaacisay in Real Madrid ay diyaar u tahay iney iska iibiso Cristiano Ronaldo marka la ...

Next Page »

WAR

XOG: Mooshinkii ka dhanka ahaa RW Kheyre oo isku badalay isku-shaandheynta Gollaha Wasiirada….
- Jul 15, 2017
Qaar ka tirsan Xildhibaanada dowladda Soomaaliya ayaa waday ololo ay isugu diyaarinayeen mooshin laga ...
AKHRI: Shan Qodob oo ay qasab tahay Inaad ka ogaato Mustaqbalka AlShabaab Kadib Geeridii Cali Dheere
- Jul 15, 2017
Warar Saacadihii lasoo dhaafay soo baxay ayaa sheegayay in la dilay Afhayeenkii Kooxda AlShabaab ...
DAAWO VIDEO:- DFS oo Ukala Eexatay Maamul Goboleedyada P/Land oo Faa’iday, Banadir iyo H/Shabeelle oo Dhulka lagu Jiiday iyo khilaaf cusub.
- Jul 15, 2017
Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2017 ayaa hor taalla Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas ...
Daadad Ku Rogmaday Magaalooyin Dhowr Ah & Dhul Go’ Ka Dhacay//83 Qof oo Dhintay
- Jul 15, 2017
Fatahaad Baahsan ayaa lasoo sheegayaa in kudhawaad 100 Qof ay ku geeriyoodeen Waddanka Hindiya ...
Turkey oo ku dhawaaqay Xiliga la furayo Saldhigga Militeri ee Muqdisho & Xog Cusub oo…
- Jul 15, 2017
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay dhismaha saldhiga milateri ee magaalada Muqdisho ...
Dhageyso:-MD Farmaajo” Waxaan Heshiis La Galnay Shirkad Caalami Ah oo faqriga somaliya kasaareyso
- Jul 14, 2017
Maxamed Cabdullaahi farmaajo madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Sooamaliya ay heshiis ...
Dhageyso:-“Maamulka Baraawe”Waxaan Dilnay 14 Shabaab Ah Waxana Xabsiga Ka Sii Deynay 50 Qof Oo U Xirnaa
- Jul 14, 2017
Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay weerar dhinaca ...
DHAGEYSO:-Alshabaab oo Lacago Baad ku soo rogay Ganacsatada Magaalada Muqdisho
- Jul 14, 2017
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay helayaan telefoonno uga imanaya ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Dhaleeceen Dusha Oga Riday Shirkadaha Dalka Keena Internet-ka
- Jul 13, 2017
Wasiirka Boostada  Isgaarsiinta  dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay caqabada keentay in mudada dhowrka Maalina ...
DAAWO VIDEO:- Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Oo Kahor yimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo 
- Jul 13, 2017
MadaxwayneKuxigeenka Khaatumo Oo Kahoryimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA https://youtu.be/qz5KZdt9XCM