ARIMAHA BULSHADA

DAAWO:-Barnaamijka Murogo Badan Oo Laga Diyariyay Xaalada ay Kujiraan Reer Guuraaga Gobolka Bari

RIIX HALKAN OO DAAWO BARNAAMIJKA DAREENKA LEH

Qeybta ARIMAHA BULSHADA

DAAWO:-Sida Muuqaalkiisu Noqday Donald Trump Markii Aayado QUR’AAN ah Lagu Dul aqriyay

Waxaa idiinla wadaageynaa Muuqaal ku saabsan Madaxwaynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump oo dhegaysana Qura’aanka Kariimka ah, Iyadoo uu soo Jeedinayo mid kamid ah

Continue Reading »

ARIMAHA BULSHADA Archives

DAAWO:-Xildhibaano Kuraas isladhacay Markii ay Kumurmeen
- Jan 20, 2017
Waxaa Kaamirada ay qabatay dagaal gacan ka hadal ah oo dhexmaray Qaar kamid ah Ergada Doorashada Kuraasta Gobalada Waqooyi oo ka socotay Muqdisho waxaana leesku garaacay Kuraasta. Riix Halkan Oo Daawo ...
Milkiilaha Facebook Oo 2 Isbuuc Ku Helay 5 Bilyan,Waa Waxkale Ninkaan Halkee Kaga Jiraa…
- Jan 19, 2017
Labadii Isbuuc ee ugu horreysay sannadkaan 2017ka, aasaasaha mareegaha caanka ah ee Facebook Mark Zuckerberg ayaa la xaqiijiyey inuu helay qiimo lacageed ku dhow 5 bilyan oo dollars. Mark Zuckerberg wuxuu ...
DAAWO:-Rag Isku Ekaysiiyay Dumar Oo Dunida Caan Kanoqday”Layaab
- Jan 18, 2017
Sanadkii tagay ee 2016 waxaa fanka soo galay dad badan oo badalay jinsijooda kuwaas oo caan ku noqday shaqooyin fan oo ay qabteen ama fadeexooyin aan dhammaaneyn waxaana kamid ah ...
Muuqaal Argagax Leh:-Bal Eeg Sida Uu Noqday wabiga Shabeelle
- Jan 18, 2017
Wabiga Shabeelle ee mara Gobollada Hiiraan,Shabeellaha dhexe iyo Shabeellaha hoose ayaa biyo la’aan noqday mar kale kaddib markii bartamihii Sanadkii la soo dhaafay uu guray. Sawirro laga qaaday ayaa muujinaya Wabiga ...
DAAWO:-Gabay Aad Laqiiroon doonto Oo Laga Tiriyay Kufsigii Galdogob
- Jan 18, 2017
Abwaan Maxamed Cilmi Dhicisow Oo kamid ah abwaanada soomaliyeed ayaa tix gabay ah katiyay kufsigii gabar soomaliyeed loogu gaystay Dagmada Galdogob ee gobolka mudug. Marakad Dhageysato gabaygaan waad qiiroon doonta hoos ...
Daraasad:-Astaamahan Hadii Lagu arko Hooyada Uurka Leh Waa laqiyaasi Kara waxay sido Gabar Wiil!
- Jan 17, 2017
Daraasad caafimaad oo muran dhalisay ayaa lasoo saaray dhawaan, taasoo lagu sheegay inay jirto xaalad caafimaad oo haweyneeda u suurta gelineyso in la xaqiijiyo waxa ay dhali doonto wiil ama ...
DAAWO:-Nin U Dhashay Pakistan Oo isku Arka Ninka Ugu Xoogan Aduunka
- Jan 17, 2017
wiilkii reer Iran ee loo bixiyey Iranian Hulk. Waxaan idiin heynaa Pakistani Hulk, wuxuuna daaha ka qaaday inuu yahay ninka ugu xoogan adduunka, dalkiisa waxaa looga yaqaanaa Marvel Superhero. Riix Halkan ...
DAAWO:-Sida Qiirada Leh Ee Haweenka Soomaliyeed Uga Fal Celiyeen Kufsigii Galdogob…
- Jan 17, 2017
Haweenka Soomaaliyeed Ayaa Ka Dareen Celiyey Sida Ula Muuqanayso In Laga Hortago dhacdooyinka Foosha Xun Oo Dalka U Horseedi karaya Bur burka Iyo tacdiyada Xuquuqda Haweenka Soomaaliyeed lagula Kacayo intooda ...

« Previous PageNext Page »

WAR

XOG: Mooshinkii ka dhanka ahaa RW Kheyre oo isku badalay isku-shaandheynta Gollaha Wasiirada….
- Jul 15, 2017
Qaar ka tirsan Xildhibaanada dowladda Soomaaliya ayaa waday ololo ay isugu diyaarinayeen mooshin laga ...
AKHRI: Shan Qodob oo ay qasab tahay Inaad ka ogaato Mustaqbalka AlShabaab Kadib Geeridii Cali Dheere
- Jul 15, 2017
Warar Saacadihii lasoo dhaafay soo baxay ayaa sheegayay in la dilay Afhayeenkii Kooxda AlShabaab ...
DAAWO VIDEO:- DFS oo Ukala Eexatay Maamul Goboleedyada P/Land oo Faa’iday, Banadir iyo H/Shabeelle oo Dhulka lagu Jiiday iyo khilaaf cusub.
- Jul 15, 2017
Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2017 ayaa hor taalla Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas ...
Daadad Ku Rogmaday Magaalooyin Dhowr Ah & Dhul Go’ Ka Dhacay//83 Qof oo Dhintay
- Jul 15, 2017
Fatahaad Baahsan ayaa lasoo sheegayaa in kudhawaad 100 Qof ay ku geeriyoodeen Waddanka Hindiya ...
Turkey oo ku dhawaaqay Xiliga la furayo Saldhigga Militeri ee Muqdisho & Xog Cusub oo…
- Jul 15, 2017
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay dhismaha saldhiga milateri ee magaalada Muqdisho ...
Dhageyso:-MD Farmaajo” Waxaan Heshiis La Galnay Shirkad Caalami Ah oo faqriga somaliya kasaareyso
- Jul 14, 2017
Maxamed Cabdullaahi farmaajo madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Sooamaliya ay heshiis ...
Dhageyso:-“Maamulka Baraawe”Waxaan Dilnay 14 Shabaab Ah Waxana Xabsiga Ka Sii Deynay 50 Qof Oo U Xirnaa
- Jul 14, 2017
Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay weerar dhinaca ...
DHAGEYSO:-Alshabaab oo Lacago Baad ku soo rogay Ganacsatada Magaalada Muqdisho
- Jul 14, 2017
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay helayaan telefoonno uga imanaya ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Dhaleeceen Dusha Oga Riday Shirkadaha Dalka Keena Internet-ka
- Jul 13, 2017
Wasiirka Boostada  Isgaarsiinta  dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay caqabada keentay in mudada dhowrka Maalina ...
DAAWO VIDEO:- Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Oo Kahor yimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo 
- Jul 13, 2017
MadaxwayneKuxigeenka Khaatumo Oo Kahoryimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA https://youtu.be/qz5KZdt9XCM