ARIMAHA BULSHADA

Warsaxaafadeed Tiiraanyo leh oo Goordhow kasoo baxay Xafiiska Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Golaha Xukuumada ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Nuur Faarax Xersi oo

Continue Reading »

Qeybta ARIMAHA BULSHADA

Naxdin Daawo:-Tacadigii Ugu Xumaa Uguna Murugada Badnaa Oo Loo Geesto Gabar Soomaaliyeed Oo Da`yar..

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday mid kamid ah tacadiyadii ugu xumeyd uguna murugada badneyd ee loo gaystay gabar da’yar. Ciidamada Amisom ayaa xabsi ku xareystay

Continue Reading »

ARIMAHA BULSHADA Archives

MUUQAAL: 10 Atariisho oo caan ka ah India oo wajigooda qaliin ku sameeyay si ay hormar ugaaraan
- Feb 15, 2017
10 Kamid ah gabdhaha ugu caansan ee shirkada Bollywood-ka ayaa isbadal ku sameeyay wajigooda si ay uhelaan qurux aysan ku dhalan. Atariishooyinkaas waxaa kamid ah Printa Zinta, Katrina Kaif iyo Kareena ...
Daawo:- Maxay Diinta Ka Qabtaa Xuska Maalinta Jaceylka (Valentines Day)
- Feb 14, 2017
Barnaamijka oo ah mid aad u xiiso badan ayaa waxaa looga hadlayaa waxa ay diinta islaamka ka qabto xuska maalinta jaceylka oo ay dad badan u yaqaanaan Valentines day. Maalin taan ...
Daawo:-Shacabka Gaalkacyo oo furay wadooyinkii mudada xirnaa ee Guuleed iyo Gaas furi waayeen.
- Feb 9, 2017
Shacabka magaalada galkacyo ee ka soo kala jeeda maamulada galmudug iyo puntland ayaa maanta isku baheystay furitaanka wadooyin mudo dheer xirnaa oo lagu gooyey ciid iyo dhagaxaan. Wadooyinkaan ayaa waxaa furi ...
DAAWO:- Qaarad cusub Oo Dunida ku soo Kordhaysa
- Feb 4, 2017
Qisada Qaaradda cusub ee Dunida ku soo Kordhaysa.    
Bal Eeg Waxa Kudhacaya Madaxweyne Donald Trump Oo Jeex Basal ah lalatar tansiiyay
- Jan 27, 2017
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa la kulmaya cadaadis xoogan oo uga imaanaya shacabka aan taageersaneyn ee dalkiisa. Haatan arrintu waxay mareysaa in lala tartansiiyo JAB BASAL ah. Weliba JABKAAS ...
Dowladda Japan Oo Dagaal La Gashay GEED Jira 700 Oo Sanno,
- Jan 27, 2017
Boosteejada Tareenka Kayashima Station ee ku taalla magaalada Neyagawa oo dhacda Waqooyi Bari caasimadda Osaka ee dalka Japan, waa mid ka mid ah boosteejooyinka tareenka ee leh muuqaalka ugu yaabka ...
DAAWO:-Hooyo 7 caruur ah haysata Oo Kashaqaysa Gadiidka Dad Waynaha”Cajiib
- Jan 27, 2017
Faaisa Cabdi Ereg oo ah hooyo Soomaaliyeed oo leh 7 caruur ah ayaa ka mid ah taksiilayaasha shirkadda Uber ee magaalada London. Riix Halkan Si aad Udawato Weriyaha VOA ee London ...
Gabadh yar oo Suuriyaan ah oo warqad ah u dirtay Trump Maxaa ku qornaa?
- Jan 25, 2017
Bana Alabed oo ah gabadh todobo jir ah oo reer Xalab ah oo caan ka noqotay Adduunka iyadoo Tweeter-ka qoraalo soo dhigi jirtay ayaa waraaq furan u dirtay madaxwaynaha Maraykanka ...

Next Page »

WAR

XOG: Mooshinkii ka dhanka ahaa RW Kheyre oo isku badalay isku-shaandheynta Gollaha Wasiirada….
- Jul 15, 2017
Qaar ka tirsan Xildhibaanada dowladda Soomaaliya ayaa waday ololo ay isugu diyaarinayeen mooshin laga ...
AKHRI: Shan Qodob oo ay qasab tahay Inaad ka ogaato Mustaqbalka AlShabaab Kadib Geeridii Cali Dheere
- Jul 15, 2017
Warar Saacadihii lasoo dhaafay soo baxay ayaa sheegayay in la dilay Afhayeenkii Kooxda AlShabaab ...
DAAWO VIDEO:- DFS oo Ukala Eexatay Maamul Goboleedyada P/Land oo Faa’iday, Banadir iyo H/Shabeelle oo Dhulka lagu Jiiday iyo khilaaf cusub.
- Jul 15, 2017
Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2017 ayaa hor taalla Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas ...
Daadad Ku Rogmaday Magaalooyin Dhowr Ah & Dhul Go’ Ka Dhacay//83 Qof oo Dhintay
- Jul 15, 2017
Fatahaad Baahsan ayaa lasoo sheegayaa in kudhawaad 100 Qof ay ku geeriyoodeen Waddanka Hindiya ...
Turkey oo ku dhawaaqay Xiliga la furayo Saldhigga Militeri ee Muqdisho & Xog Cusub oo…
- Jul 15, 2017
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay dhismaha saldhiga milateri ee magaalada Muqdisho ...
Dhageyso:-MD Farmaajo” Waxaan Heshiis La Galnay Shirkad Caalami Ah oo faqriga somaliya kasaareyso
- Jul 14, 2017
Maxamed Cabdullaahi farmaajo madaxweyne dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Sooamaliya ay heshiis ...
Dhageyso:-“Maamulka Baraawe”Waxaan Dilnay 14 Shabaab Ah Waxana Xabsiga Ka Sii Deynay 50 Qof Oo U Xirnaa
- Jul 14, 2017
Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay weerar dhinaca ...
DHAGEYSO:-Alshabaab oo Lacago Baad ku soo rogay Ganacsatada Magaalada Muqdisho
- Jul 14, 2017
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay helayaan telefoonno uga imanaya ...
DHAGEYSO:- Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Dhaleeceen Dusha Oga Riday Shirkadaha Dalka Keena Internet-ka
- Jul 13, 2017
Wasiirka Boostada  Isgaarsiinta  dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay caqabada keentay in mudada dhowrka Maalina ...
DAAWO VIDEO:- Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Oo Kahor yimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo 
- Jul 13, 2017
MadaxwayneKuxigeenka Khaatumo Oo Kahoryimid Heshiishka Somaliland iyo Khaatumo. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA https://youtu.be/qz5KZdt9XCM