Daadad Ku Rogmaday Magaalooyin Dhowr Ah & Dhul Go’ Ka Dhacay//83 Qof oo Dhintay

Fatahaad Baahsan ayaa lasoo sheegayaa in kudhawaad 100 Qof ay ku geeriyoodeen Waddanka Hindiya waxaana laga cabsi qabaa in meelo kale dhibta gaarto.

Wuqooyi Bari Hindiya Deegaanada dhaca ayaana musiibadaan ay ka dhacday waxaana ku dhintay 83 qof inta la xaqiijiyey taasi oo weli Kooxaha Gurmadku ay howshooda ku jiraan.

Gobollada Assam,Arunachal Pradesh, Nagaland iyo Manipur ayaa labadii Isbuuc Ee Udambeysay waxaa ka jiray Daadad iyo Fatahaad ku dhufaneysay.

Inkabadan 2 Milyan Qof ayaa ka barakacay Guryahooda sida Warbaahinta usheegeen Saraakiil uhadashay Dawlada Hindiya.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video