Qarax Ismiidaamin Ah Oo Dalka Nigeria Ka Dhacay iyo Shacab Ku Dhamaaday…

Qarax Ismiidaamin loo adeegsaday ayaa waxa lasoo sheegayaa inuu ka dhacay Magaalada Maidaguri Ee Waddanka Nigeria Khasaaro badana ka dhashay.

Inta la og yahay 17 Qof ayaa ku dhintay waxaana ku dhaawacmay 21 Kale Kadib markii qof isku soo rakibay walxo qarxa uu dadkaasi isku miidaamiyey.

Sargaal katirsan Booliska Gobolka Borno waxa uu sheegay in Qaraxaasi Shacab lagu Laayey aan waxba galabsan.

Afar meel ayaa la sheegay in Qaraxa uu ka dhacay waxaana fuliyey mid ka mid ah Canaasiirta iyadoo wiil sideed sano jir ah si daran waxyeelo usoo gaartay.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARBIXINTA OO INGIRIIS AH

Suicide bombers killed 17 people and injured 21 in the northeast Nigerian city of Maiduguri, the police commissioner of Borno state said on Wednesday.

The blasts struck four areas in the city, which is the capital of Borno, the state worst affected by the eight-year-old insurgency by Islamist militant group Boko Haram.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video