Kala Carar ka jira Qeybo ka mid ah Caasimada Dalka Mexico & Faah faahin La Helay

Dadka deggan Caasimada Waddanka Mexico Ee Mexico City ayaa waxay ku jiiftaan Cabsi iyo Walbahaar kuwaasi oo kabaqanaya Folkaano qarax sameysa.
Waddankaasi buuraha badan ayaa la sheegay in dadka qaarkood ay waxyeelo ka baqanayaan ay kasoo gaarto qiiqa kasoo baxaya Folkaanadaasi.
Heer kulka ayaa gaaray meel sare waxaana dadka deegaanku ay sheegeen in gurmad lala soo gaaro taasi oo waxyeelo ay cabsanayaan dadkana laga soo daabulo deegaanada ku dhaw meesha Folkaanada ka qarxi karto.
Wararka waxay sheegayaan in Magaalada Pueblo Viejo oo ku taalla Gobolka Michoacan,ay cabsida ugu badan ay ka taagan tahay dadkuna aysan si fiican u hurda ladin.
Tan iyo 9 Bishaan Cabsida waa soo jirtay waxaana Caasimada Mexico Ee Mexico City laga dareemay Arintaasi.

Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video