Wiilka MD Mareykana oo soo bandhigay Qoraalo Halis ku ahaa Hillary Clinton la wadaagay Ruushka

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sii daayay EMAILO muujinaya inuu Ruushka la wadaagay warbixino halis ah oo ku saabsan Hillary Clinton.

Donald Trump Jr ayaa sheegay iney jireen warbixino waa weyn oo ay dowladda Ruushka ku taageerayesay Trump.

Saraakiisha Mareykanka ayaa baaritaan ku haya lugtii ay Ruushak ku lahaayeen doorashadii ka dhacday dalkaas.

Mr Goldstone ayaa beeniyay inuu wax ka ogyahay in warbixinada la siiyay Ruushka ay usahashay Iney saameyn ugu yeeshaan doorashadii dhacday.

Qoraaladda ay isweydaarsadeen Ruushka iyo Wiilka  Trump ayaa waxaa muujineysaa sida ay qoyska haatan talada Mareykanka haya ugu faraxsan yihiin arinta ay sameysay xukumadda Moscow.

Musharaxii xisbiga Dimuquraadiga  Mrs Clinton ayaa looga guuleystay doorashadii ka dhacday Mareykanka  November, waxaase in   Mr Trump guuleysto ka dambeysay Ruushka.

 

 

 


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video