Ciidamadda Amisom oo Caawa lagu qarxiyay Muqdisho & Xog laga helayo Khasaaraha

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Bam lagu weeraray ciidamo ka tirsan AMISOM.

Qaraxan oo aha nooca dhulka lagu aaso ayaa caawa qabsaday mid ka mida gaadiid kolonyo ah oo ay la socdeen ciidamada AMISOM degmada Heliwaa, waxaana la sheegay in gaariga iyo ciidamada qaarkood qasaare ka soo gaaray.Wararka ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada AMISOM uu dhaawac culus ka soo gaaray qaraxa, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada ammaanka.

 


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video