DHAGEYSO:-Wasiir Ka tirsan Galmudug oo Sheegay in Shacab badan Hal arrin oo Jirta ay u dhinteen

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Mudug ayaa sheegaya meelo ka mid ah in Xaalad Caafimaad-draro ay ka jirto.

Maamulka Galmudug ayaa waxay ku howlan yihiin sidii dadkaan Caafimaadkooda loogu dedaali lahaa oo Gurmad Dawo ah loo gaarsiin lahaa.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

Wasiirka Caafimaadka Galmudug Naciimo Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Carruur iyo dad da’ ah ay ubadan yihiin kuwa Shubanka ugeeriyoonaya.

Wasiir Naciima waxay sheegtay in Dadkaan ay Abaar ay saameysay Muddo Roobaadkii la filayeyna alle uusan Xareeda ku dul hoorin dadkaasi.

Galmudug ayaa waxay Wasaaradeeda Caafimaadka ku baaqday in dadkaan lasoo gaarsiiyo oo Hay’adaha Samafalayaasha iyo Dawlada Dhexe Ee Soomaaliya gar gaar weydiisanayaan.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video