DHAGEYSO:-R/W Xasan Kheyre oo Qorshe Cajiib Ah Udegay Hub Ka Dhigista Ka Socota Xamar

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay kala qeyb qaataan Howlgalka Hub uruurinta Muqdisho.

Waxa uu sheegay in Rasaasta iyo Hubka gacanta Shacabka ku jiro ay dhibaato badan ka dhalatay Intii dalka bur burka ku jiray taasi uu tilmaamay in hadda la joogo xilligii Hubka Gacanta Dawlada lagu Celin lahaa.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Xasan cali Kheyre oo Booqday Xalay Cusbitaalka Madiina oo dadkii ku dhaawacmay Weerarkii lagu qaaday todobaadkii hore dhamaadkiisa Pizza House ayaa sheegay in Alle uu bogsiin deg deg Ah dadkaasi uga rajeenayo.

R/wasaaraha Soomaaliya ayaa Fariin usoo diray Shacabka Soomaaliyeed kana dalbaday in laga taageero La dagaalanka Al Shabaab si buu yiri Nabad gelyada Waddanka ay usoo laabato.

Sikastaba Xukuumada Soomaaliya ayaa 50-kii Cisho Ee lasoo dhaafay waxay ku mashquulsaneyd Xasilinta Xamar oo ay Hub Uruurin bar bar socotay balse dhawaan Weerar Shabaabku Fuliyeen dadku ay Howlgalkii DFS sameeneysay ay Shaki geliyeen maadaama Amni daro ay weli Xamar ka jirto Dilalna ay dhacayeen Maalmihii lasoo dhaafay.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Atoore says:

    KU:ERRIBIL FARANFAR.
    Daarood baad ku miri beeshay oo ma aqaan waxay kugu suubiyeen.Wax kale oo ad sheegtid maba taqaanid miyaa?Miskiin yahoow miyaaadan muslim ahayn oo soomin?War see wax kaa yahiin?War naftaada u tur oo ka bad baadi NAARTA JAHANABO.

  2. Ixsaab says:

    Khayre maaha hawiye Farmaajo na maaha Daarood.waa lava Nin oo ilaahada u door ay xilkaa ay hayaan waa geese yaal muwaadin ah nacaskasta ha caytamo Mar aanfogayn ayuu amaani doona inshaa allaah

  3. Errible Faranfar says:

    DAAROOD DIINTA XATAA DANTIISA WUU KU FUSHANAYAA MARKA LAGA GACAN SARREEYO.

    GOORMUU DAAROOD NOQDAY WADAAD WACDIYA?!

    NIN ADDUUNYA JOOGOW MAXAA ARAGTI KUU

    LAABAN.

    XATAA ANAA? ATOOR SAGAAROW?




.

Featured Video