DAAWO VIDEO:- Dowladda Soomaaliya oo Dalka Ka Saaraysa Madaxa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay  Kadib Markii Uu Sameeyay..

Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in waddanka Soomaaliya laga saaro madaxa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay Richard Trichard.

Richard Trichard ayey dowladdu ku eedeysay inuu gaystay dhaqan ka baxsan xirfadda oo meel uga dhacaysa hay’baddii iyo sharaftii wakiilnimo ee Soomaaliya.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka

Dhinaca kale Af-hayeen u hadlay Qaramada Midobay ayaa VOA u sheegay inay socdaan wadahadallo u dhexeeya dawladda iyo madaxda Qaramada Midobay oo arrintan lagu xallinayo.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mustafe Daacad says:

    Amisom när halagu daro waxay qabtaan maleh somalia somalibaa leh




.

Featured Video