MUUQAAL NAXDIN LEH: Weerarkii Pizza House, Meydadka Raggii galay iyo Khasaaraha(Digniin Hadaawan Hadii Aadan Awoodin)

Waxan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Muuqaalka sida uu u dhacay Weerarkii Maqaayadda Pizza House iyo Meydadka Al-Shabaabkii galay oo la soo bandhigay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha Axmed Sayid Carab oo Warbaahinta kula hadlay Dhismaha Maqaayada Pizza House ayaa sheegay in weerarkii ka dhacay halkaasi ay ka dambeeyeen lix nin oo katirsan Al Shabaab oo mid kamid ah is qarxiyay.

Inta la xaqiijiyey Weerarka waxa ku dhintay 18 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 30 kale, Wallow Khasaaruhu uu intaas ka badan karo.

 


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video