DAAWO VIDEO:- RW Khayre oo ka sheekeeyay Qiso Cajiib ah oo dhexmartay isaga iyo Yuweri Museveni iyo Su`aalo La Yaab Leh Oo Dhexmaray…

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka sheekeyay Qiso cajiib badan oo dhex martay isaga iyo Madaxweynaha Dalka ugaandha Yuweri Museveni,

Ra,iisul wasaare khayre oo xalay kula hadlayey magaalada Muqdisho boqolaal dhalinyarada Soomaaliyeed ah ayaa uga sheekeeyay wixii isaga iyo dhexmaray Yuweri Museveni.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ra,iisul wasaare Khayre ayaa yiri“Wuxuu igu yiri,ma Ra,iisul wasaarihii Farmaajo baad tahay? anigana waxan ku dhahay maya waxaan ahay Ra,iisul wasaare Soomaaliyeed,kadib ayuu yiri Naar maxaa Soomaali lagu dhahaa wasiirada Qaarbaa yiri,Naar,hadana isagaa nooga jawaabay oo yiri,Maxaad Caruurta Soomaaliyeed iyo Dalkiina saas ugu galaysaan ?Miyadaan naar ka baqayn.

 


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video