DAAWO:- Somaliland oo si xun ujirdishay Xildhibaankii Sixiroolaha ku tilmaamay Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaan Xasan Cawaale oo kamid ah barlamaanka Somaliland ayaa jirdil xoogan kala kulmay taliyaha ciidamada amaanka madaxtooyada maamulkaas maalin kadib markii uu aflagaado xoogan ugeystay madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Waxaa uu sheegay in si xun loo jirdilay isla markaana uu dhiiga ku kacay, arintaasna ay ka dambeysay madaxtooyada Somaliland.

Halkaan ka Daawo Qaabkii Loo Garaacay

Xildhibaankan ayaa daraad saxaafada hor yimid, isagoo aad ufiigsan, isla markaana aflagaado ugeystay madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo uu ku yiri Waxaad madaxweyne ku noqotay Sixir.

Halkaan Ka Daawo Cayda Farmaajo

S/Land ayaa si weyn uga wal walsan in madaxweynaha cusub ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saameyn xoogan ku yeesho deegaanadooda iyo go’itaanka ay doonayaan.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video