MUUQAAL: 10 Atariisho oo caan ka ah India oo wajigooda qaliin ku sameeyay si ay hormar ugaaraan

10 Kamid ah gabdhaha ugu caansan ee shirkada Bollywood-ka ayaa isbadal ku sameeyay wajigooda si ay uhelaan qurux aysan ku dhalan.

Atariishooyinkaas waxaa kamid ah Printa Zinta, Katrina Kaif iyo Kareena Kapoor kuwaas oo qurxin ku sameeyay qeybo kamid ah wajigooda.

HALKAN Ka DAAWO MUUQAAL LAGA DIYAARIYAY

Afrika online kala soco warar xiiso badan saacad walba.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video