Daawo:- Maxay Diinta Ka Qabtaa Xuska Maalinta Jaceylka (Valentines Day)

Barnaamijka oo ah mid aad u xiiso badan ayaa waxaa looga hadlayaa waxa ay diinta islaamka ka qabto xuska maalinta jaceylka oo ay dad badan u yaqaanaan Valentines day.

Maalin taan ayaa dad badan waxay is dhaaf sadaan ubax gaduudan halka kuwa kalena ay isku diraan fariimo jaceyl xambaarsan ayagoo muujinayaan in la joogo maalin ku weyn jaceylka ayna qasab tahay in la xuso maalin taan oo kale.

Dadka qaar waxay u arkaan inay tahay maalinta uu dhashay jaceylka ama uu xoriyadiisa helay sidaas daraadeed ay tahay in la xuso oo la weeneeyo.

Barnaamijka ayaan waxaa ku sharaxi doonaa waxa uu yahay Valentines day iyo halka uu ka soo bilowday iyo waxa ay ka qabto diinteena islaamka.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video