Daawo:-Shacabka Gaalkacyo oo furay wadooyinkii mudada xirnaa ee Guuleed iyo Gaas furi waayeen.

Shacabka magaalada galkacyo ee ka soo kala jeeda maamulada galmudug iyo puntland ayaa maanta isku baheystay furitaanka wadooyin mudo dheer xirnaa oo lagu gooyey ciid iyo dhagaxaan.

Wadooyinkaan ayaa waxaa furi waayey madaxweynayaasha labadda maamul Guuleed iyo Gaas kuwaas marar badan galay waddo hadalo dheer oo ku dhamaaday is afgarad waa iyoo fashil.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka

Shacabka magaalada Galkacyo ayaa sameeyay arrin gubonimo leh oo ay ku muujiyeen awooda shacabka iyo sida ay iskugu baahi qabaan dadka walaalaha ah ee darbiyada lagu kala xiray.
Dhacdadaan ayaa ku soo beegmaysa xilli uu dalka madaxweyne ka noqday maxamed cabdullahi farmaajo.

Nagala Soo Xiriir

afrikadanews@gmail.com

 

 


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video