DAAWO:-Hooyo 7 caruur ah haysata Oo Kashaqaysa Gadiidka Dad Waynaha”Cajiib

Faaisa Cabdi Ereg oo ah hooyo Soomaaliyeed oo leh 7 caruur ah ayaa ka mid ah taksiilayaasha shirkadda Uber ee magaalada London.

Riix Halkan Si aad Udawato

Weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji ayaa waxay uga warrantay waxa ku dhaliyay inay taksiile noqoto, Waxayna sheegtay inay ku Faraxsan tahay Shaqadeeda, iyadoo ku sheegtay inay tahay mid u Fudud Hooyada.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video