Kooxda Borussia Dortmund Oo Madaxwayne Donald Trumo Ka yaabsatay Markii..

Kooxda ka ciyaarta horyaalka Bundesliga ee Borussia Dortmund ayaa fariin xoogan u dirtay madaxweynaha cusub ee dalka mareykanka Donald Trump kaasoo amray in la dhiso darbi weyn oo u dhexeeya xuduudka mareykanka iyo Mexico iyagoo ku gumaaday bartooda Twitter.

Si uu u uga hortago qaxootiga iyo dadka soo galootiga ah, madaxweynaha mareykanka ayaa amray in la dhiso darbi dheer oo gaaraya 2,000 oo maaayl oo u dhiganta 3,200 kiilo mitir, waxaana dhismaha darbigaan ku bixi doona balaayiin doolar, wuxuuna darbigaan ku dherersanaan doonaa badweynta Pacific Ocean ilaa gacanka Mexico.

Qorshaha Trump ayaa ka careysiiyay qareenada u dooda soo galootiga iyadoo la og yahay in mareynka markii h–e uusan dadkiisa ku kala sooci jirin dhaqan, midab iyo diin.

Fariinta ay ku soo direen Twitter ka aaa aheyd “‘Dabriga kaliya ee aan aaminsahay “


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video