Wiil Udhashay dalka Bangladesh Oo Cudur Dhaqaatiirtu Lafajaceen Uu Kudhacay”Sawirro

Abul Bajandar oo nin u dhashay dalka Bangladesh waana 27-sano waxaa ku dhacay cudur aan la aqoonin dhaqaatirta Caalamkana ay ku tilmaameen mid aysan waligooda arkin.

Waxaa lagu sameeyay dhowr jeer oo hore qaliino kala duwan, waxaa laga jaray Abul Bajandar qeybo kamid ah waxyaalaha ku dahaaran gacmihiisa iyo luguhiisa, murugo badan ayuu dareemayay mar walba.

Abul Bajandar oo u dhashay dalka Bangladesh xitaa waxa uu awoodi waayay in uu gacantiisa ku qabto gabadhiisa 3-sano jirka ah, waxaana 16 jeer lagu sameeyey qaliin, balse kii uga dambeeyey ayaa lagu guuleystay.

“Marna uma maleynin in gabadhayda aan gacantayda ku qabsan hada waxaan dareemayaa caafimaad”, ayuu yiri Abul Bajandar.


Shabakada Afrikada.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay

Nagala Xiriir E-mail afrikadanews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Featured Video